Channel
Updated: 2026-07-26
Media post
🔥 Asaasaha Binance CZ ayaa u laab qaboojiyay bahda Crypto oo shock ka qaaday suuqyada xirmay isbuucan. CZ wuxuu yiri: “Waxaan rajaynayaa in tani ay noqoto halkii ugu hooseysay ee …
🚨 Ma islahayd sidaan dhanaa loo geli doonaa Ameerikaanka 🇺🇸. Warar soo baxay ayaa sheegaya in Iraan ay labadii toddobaad ee la soo dhaafay militariga Maraykanka u geysatay khasa…
⛔️Wasiirka Arrimaha Dibadda Iran, Abbas Araghchi: “Zelensky wuxuu weeraray markab ganacsi oo ay leedahay Iraan, isagoo fulinaya rabitaanka Israel, si uu Yurub ugu soo jiido dagaalk…
Media post
Flags — countries where our network of observers on Telegram recorded this ad being shown in this channel. It's not the advertiser's targeting country: Telegram serves sponsored ads worldwide, and we simply note where the ad appeared in the feed. The channel's main country (by its language) is highlighted in blue; rare placements (under 5%) are collapsed into “+N”.
😄😄😄Ar ninkaan waa na waalayaa. Wuxuuba taagan yahay lacag looma baahan doono 10 sano kadib. Elon Musk ayaa wareysi ku sheegay: “Waxaan sameynayaa saadaal kale. Lacagtu muhiim ma…
🚨 DEGDEG: Exchange-ga Crypto ee BitMart ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqay inuu joojinayo shaqada, wuxuuna noqonayaa Exchange-ga labaad ee soo raaca BitMEX oo isbuucan shaaciyay in al…
😭Waxa sidaan u gubanaya waa dalka Spain gaar ahaan galbeedka Madrid iyo gobolka Ávila. Magaalada Manises ee Spain dab kale waxaa ku dhintay oday waayeel ah. Sidoo kale Faransiiska…

Eng. Abdishakur Mohamed is a Somali content creator with 15 years of experience and a combined audience of 1.1M+ across YouTube, Facebook, TikTok, and Telegram, covering technology, business, and global affairs. https://linktr.ee/Abdishakurhm